Oodweyne News - Latest Somali News Update

War Deg Deg Ah: Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland Oo Loo Doortay Mudane Laga Soo Xulay Gobolka SANAAG

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland waxaa loo doortay Xildhibaan cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed) kadib Markuu cod 43 uga guuleystay Xildhibaan Cabdijamaal Cimaan Maxamed oo heley 23 cod wareegii labaad ee doorahada Gudoonka Golaha wakiilada Puntland.