Daawo:- “Waa In Deg Deg Loo Sii Daayaa Mukhtaar Rooboow Loona Ogolaadaa In Doorashada Uu Ka Qeybgalo”Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Muqdisho-(OWN)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa’id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadllay  xadhigga Mukhtaar Rooboow iyo mooshinka madaxweynaha.

Guddoomiye Mursal ayaa ka tacsiyeeyay geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo isaga oo ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Baydbabo in ay is dajiyaan dib-na loo soo celiyo xasiloonidii iyo kala danbeyntii deegaannada Koonfur Galbeed.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker