” Madaxweyne Muuse Biixi, Dadka La Tartamaya Ama Xisbiyada Mucaaradka Ah Fagaarayaasha Ayay Tagaan Way Dhaliilaan Isagoo Xabad Ku Ridaaya Miyaad Aragteen Madaxweyne Farmaajo Waa In Uu Xishoodaa”Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.

Muqdisho-(OWN)-Siyaasi C/raxman Cabdi Shakuur Warsame oo muddo 10 Bil kadib maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr ah iyo eedeyn uu u jeediyay madaxda dowladda Soomaaliya.

Siyaasiga oo ka hadlayay munaasabad soo dhaweyn ah oo Muqdisho loogu sameeyay ayaa wuxuu kaga hadlay waxyaabo badan oo dhaliil u badnaa, isaga oo soo hadal qaaday dhibaatada Daacish iyo Shabaab ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed………. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker