Tacsi kasocota reer ibrahim cabdi mataan

Bismilaahi alraxmaan alraxiim..
Hadaanu nahay reer ibraahim cabdi mataan(farascade) ee hoos ku Xasan:
Hooyo aamina axmed yuusuf
Hooyo rooda Xassan muuse
Hooyo caasha ibraahin caraale
Khadar ibraahim iyo xaaakiisa iyo caruurtiisa
Cabdirisaaq ibraahim
Khaalid ibraahim iyo xaaskiisa
Siciid ibraahim
Jaamac ibraahim
Sacad ibraahim
Cabdalle ibraahim
Khadra ibraahim iyo caruurtayda
Caasha ibrahim
Qamar ibrahim

Dhamaantood waxay tacsi udirayaan reer jaamac cabdi shire geeridii ku timi marxuun jaamac cabdi shire oo xalay Ceerigaabo ku geeryooday..Ilaahay hau naxariisto marxuunkaa sabar iyo iimaan alle hakasiiyo ilma jaamac cabdi iyo dhamaan qaraabadi..aamin aamin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker