MAXAY JARA’IDKA CAALAMKU KA QOREEN CARWADII MAALGASHI EE NAIROBI….

Bajaaj.png

Maqaal Ay Qortay  Jariidada Faraha Dhudhuuban Looga Qateenka Ah Ee Africa Intelligence  Aynu  Yara Qadaa Dhigno Markii Wadaadka Muuse Biixi Ihi Galgalanayey  Bari Laba Safar Ayuu U Diray Midna Ingiriiska Oo Ahaa  Isku Soo Dhaweynta Qurbajooga Yaa Se Camal ?! WAAR WAY ISKU DHAW YIHIIN EE BEENTAY KA DALEEN   Ka Kalena Markay Is Soo Xidhay Ethiopia Ayaa La Yidhi Safiir Baashe Cawil Xaflada Ugu Tuur Siyaasiyiinta Kenya  Iyo Diblomaasiyiinta Deeq Bixiyayaasha  Oo Nairobi Ka Hilaac Maqaalka Cinwaankiisu Waa ” Indirect Clash Between Musa Bihi Abdi And Farmajo In Nairobi ” Food Isdar Dadban Oo Nairobi Ku Dhexmartay Jaalle Muse Biixi Iyo Jaalle Farmaajo “

“ There Was Deep Disappointment In Store For The Somaliland Government At The Investment Forum That It Organised On 30 November At The 5-Star Fairmont The Norfolk Hotel In Nairobi. And This Despite The Fact That The Somaliland President Musa Bihi Abdi Had Dispatched No Fewer Than Four Ministers (Foreign Affairs, Economic Planning, Trade And Mining). “

Niyad Jab Laxaad Leh Ayaa Somaliland Ku Sugayey Carwadii Maalgashi  Ee Ay Ka Bineyeen 30 November Hotel-Ka  Raaxada Shanta Xidigood Ah The 5-Star Fairmont The Norfolk Hotel Nairobi Inkastoo Run Ahaantii Waxan Ka Yarayn Afar Wasiir Jaalle Muuse Biixi Soo Diray Kuwaas Oo Ahaa ( Wasiirka Arrimaha Dibada , Wasiirka Qorshaynta , Wasiirka Ganacsiga Iyo Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta ) Waxa Iyana Xusid Mudan In Safiir Baashe Iyo Ninkii Saxiibkeen Ahaa The One And Only Macaali Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar Aka Bajaajka Ay Jogeen Iyakoo Ciyaarta Labada Wing Ama Labada Dhinac Ahaa Number 11 Iyo 7 Wax Gool Ah Ooy Dhaliyeen Baa Iska Yaraa Difaacii Jaalle Farmaajo Ayaa Tunnel Ku Waaalay Ilaa Ay Al-Faan Nicmo Yasiin Uga Yedheen Hargeysa Si Deg Deg Ah Iyo Wariye Sare Eglan Saalax  Aka Eglan Show Oo Iyadu xafladaa Shideysay  Isla Markaana  Xayeysiineysa Cream Wajiga La Mariyo Oo Badhi La Fadhiisiyey Laga Sameeyey Oo Lagu Da’a Yaraanayo Waar May Usoo Diraan Duqa  mid . Al-Fanaan Iidle Yare Na Waa Dhex Boodayay Arrintani Waxay Ahayd After Party Camal Ama Xaflada La Damacay In Niyad Jabka Lagu Sagootiyo Iyadoo Inta Badan Xukuumada Muuse Biixi  Xaga Fanka U Dhqaaqdo Markay Xaajadu Xumaato Intay Xaga ALLAH U Carari Lahayeen Sida Marwo Xamda Queen فَفِرُّوا إِلَى اللَّهِ ۖ إِنِّي لَكُم مِّنْهُ نَذِيرٌمُّبِينٌ . Waar Maca Xafladaas Oo Bilaaash Ahayd Ayey Cidi U Iman Wayday….

“ But The Kenyan Cabinet Secretary For Trade, Peter Munya, The Deputy President William Ruto And Two Mps Declined The Invitation To The Event To Avoid Any Diplomatic Clash With Somalia And Its President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo.”

Waar Adigu Dadkii Lasoo Casuumay Oo Ahaa  Wasiirka Ganacsiga Ee Kenya Peter Munya , Madaxweyne Ku Xigeenka  William Ruto Iyo Laba Xildhibaan Oo Baarlamanka Ku Jira Way Diideen Inay Yimadaan Iyakoo Is Diidsiinaya Isku Dhac Diblomaasiyadeed Oo Somalia Iyo Madaxweynaheeda Jaalle Maxamed Cabdilaahi Farmajo  Dhex Mara .

“The Snub Was Made Worse By The Fact That No Diplomat Based In Nairobi Attended Either For The Same Reason, And The Somaliland Ministers’ Lack Of International Experience Also Proved To Be A Hindrance”.

Arrinta Waxa Xanuunkeeda Sii Xoojiyey In Isla Carwaadaa Maalgashi Lagu Soo Casuumay Diblomasiyiinta Nairobi Fadhiya Ee Deeq Bixiyayaasha Oo Iyakuna Ka Maquurtay Isla Sabatay Uga Maquurteen Siyaasiyiinta Kenya  Tasoo Ku Tuseysa Khibrad Yaraanta Caalamiga Ee Wasiirada Duqa Colonel Muuse Biixi Ah

….. Waxa Xusid Mudan Waxa Yimi Jaalle James Meru Oo Rugta Gabacsiga Kenya Haysta   Sida Magacu Sheegayo Wuxuu Ka Yimi Gobolka Meru Ee Qaadka Mirowga Somalidu U Taqaan Laga Keeno Isna Qaad Buu Iibinayey Suuq Baa Loo Raadinayaa Weli Qaadkii Mirowga Ahaa Ee Yurub Laga Mamnuucay  . Dhawaan Waxa Laga Yabaa In Safiir Baashe Cawil Iyo Macaali Wasiir Maxamed Cabdillaahi Cumar Aka Bajaaj Ay Qaad Mirow Ah Dalka Kenaan Mr. Ina Af Diinle Is Warned..

Halkaa Waxa Ku Baxday Lacaga Aan Ka Yarayn $ 350.000 Sedex Boqol Iyo Konton Kun Oo Dollar Socdaalkii Gobolada Bari Intaa Shan Laabkeed Baa Ku Baxay Magaalo Madaxdii Gobolka Awdal  Boorama Ee Taariikhiga Ahayd Musuqul Ayey Ku Dhacaysaa Arrinku Waa ” Sinkholes” Waxa Loo La’ayahay $ 200.000  Laba Boqol Oo Kun Oo Dollar Oo Khubaraa Caalami Ah Diyaarad Khaasa Ah Lasoo Saaro From U.S. Of America Maca Qalbkood Sheegaya Intee Dagi Doonta Magaalada  Iyo Goortay Degi Karto Iyo Sida Looga Hortagaayo … .. Inta Xafladahan Maweelada Ha La Qabanayo ………..  “  BOORAMA WAXAY IDIN LEEDAHAY IFKAA LAYSKU AYAYEE EEGA WAXYNU KALA WAYNAY MA AKHIRAAN SOMALILAND DOONI “

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker