Soomaaliland ma iibsami karta iyada oo aan albaabada la xidhan: Hassan Hussein Abdi (Haydar)

Soomaalilandwaxa ay iibinkarilaadahayguulaheedadawladnimooo ah qaartijaabofiican u noqonkaraAfrikabadankeeda. Nabada, furfurnaanta, qunyarsocodnimada, dumuqraadiyadaiyo in dadkuiskutashadoayaytusaalefiican u tahay. Wax kastaoo ay samaysawaa mid iyada u gaar ah ooaancidinafilayn in dal yaroodabadalahayouusamaynkaro. Soomaaliyawaxa ay adduunkakaiibisaguuldarooyinkeedasiddi loo maaraynlahaoo ay sixirfadaysanugadhaadhicisa, waxa ay abuuraanxidhiidhomacquulaiyagaookafa´iidaysanayahaykalkidawladnimadiiSoomaaliyeedee ay kushaqaystaanqolooyinkaxamarkugabada.Doorashooyinka dib u dhacaSoomaalilandwaxakeenabadanaduruufo la fahmikarowaxaanalagukabaawoodyaraanta in ay doorasho la qabtosijoogto ah iyodhaliilo kale oo wax lagaqabankarilaha. ReergalbeedkuSoomaalilandwaxa ay kadhigteenjiiryarooshaybaadhkajoogaoofikradahacusublagutijaabiyosidaDimuqraadiyada,furfurnaanta, qunyarsocodnimada,cadawjacaylkaiyowaxyaalo kale oobadanlaakiin in dalkaniguulaystakumaxidhna in la iskadhisoadduunkaooaanaadkuarkaynba. Waxa loo baahanyahay in xeeladaciyaarta la badaloiyociyaartooygabaoomeelocusub la sahamiyo.TusaaleahaandawladaItoobiyaooaynukadhiganaysaaxiibkakoowaadaadna u caashaqnaywaxakabataycaashaqikoonfurtaSoomaaliyaoomarkihoreinagucaayijiray.Itoobiyawaxa ay gorgortankakugashayxidhiidhkifiicnaeeSoomaalilanddhistaysi ay Soomaalidagacantaugudhugto, taniyaabbadan male oosiyaasadaasalkeedaayaabasiddaas ah, Soomaalilandnawaa in ay gododkabadsataoohaddimeeli is yaraxariifiso aykayaraguurnosifahmocusubi u abuurmo.Taniwaxa ay u baahantahayfarshaxancusubiyodadaaldheeraada.Dawladawaxaseeganwaxyaaloyaryaroo wax badanqabanlahasidda Ahmed ShideWasiirkaMaaliyadaItoobiyaiyogudoomiyahaXisbigaSoomaalidaItoobiyaooreerkoodaqaarSoomaalilanddegooowasiir-ku-xigeenkulahaanjiray in xilkoodiama mid kasareeya la siiyosi loo dhexmaro, reerkaasimaantafurahaItoobiyaiyagagacantakuhaya.

SiyaasadaSoomaalilandeecaashaqakudhisanshaqaynmaysooowaxatusaaleinoogufilancaashaqiItoobiyaiyoIngiriiskadhexmaraymudadadheeroowakhtibadankalumiyayeedanahadalka ha lagugorgortamooocidkastaoo ay iskaashankaraanxidhiidhfiicanhalalasameeyo.CaqabadahuSoomaalilandwaxba ma yeelaaneehalalajaanqaadoisbadaladaiyodabaylahakasocdageeskaAfrikaookaartooyincusub ha la isticmaalotijaaboahaan, mar kastana dib u qiimayn ha lagusameeyoookuwashaqeeya ha la qaatokuwakalenahalabadaloamahalaiskaguuro. Siyaasadahaadduunkujacayl ma aha eewaa wax is waydaarsi, mar mararrimahadiimahuwaa ay shaqaynkaraansidataageeradi ay South Sudan kaheshayadduunyadaKiristaanka ah si ay ugamadaxbanaanaato Sudan laakiinSoomaalilandcididiinkutaageerimaysoeearrimodhaqaaleiyoxeebteedasiyaasadahaan ha ugafa´iidaysato. Dhanka kale raadco ha loo galosaaxiibwaynoo wax jiidikarasiddaRuushka, China, Iran iyoIsraa`iloobiigahaladhaafo.

Hassan Hussein Abdi (Haydar)

La-taliyeiyoCilmibaadhe

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker