TACSI TIIRAANYO LEH.

Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed JSL Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada  Maxamed Muuse  Diiriye Agaasimaha Guud ee Amniga Mukhtaar Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Mamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Cabdi GUrey  Iyo Dhamaanba Shaqaale Weynaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh  u  Dirayaan  Badhasaabkii Gobolka SELEL Cabdiraxman Cabdillaahi Rooble  oo saaka  Ku  Geeriyooday Gobolka Selel.

 inaa lilaahi  wa inaa ilayhi raajucuun.

Masuuliyiinta Arrimaha GUdaha JSL  waxay  marxuubka ilaahay uga baryayaan inuu janadii  Fardawsa ka waraabiyo  Qoyskii , qaraabadii, asxaabtii  iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxayna  Samir iyo iimaan Saadiqa Ka Siiyo.

                          AAMIIN                AAMIIN                AAMIIN

 
Jamal Abdi Muhomed
Spokesman  Somaliland  Ministry Of Interior,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker