Dood-cilmiyeed Lagu Qiimaynayo Halkii Sanno Uu Madaxweyne Muuse Biixi Xilka Hayey.

Mudo hal sano ah ayaa ka soo wareegtay markii M/wayne Musse Biixi loo doortay hogaanka Somaliland. Todobaadkan iyo Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV waxa uu qiimayn cilmiyaysan oo qoto dheer ku sameeyay mudadaa sanadka ah wixii dowlada Muuse Biixi u qabsoomay, ka qabyoobay amaba ka khaldamay. Barnaamijka waxa marti inoogu ah Eng. Ahmed Abdi Abdillahi oo ah aqoonyahan u dhuundaloola siyaasada Somaliland.

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Somaliland USA Program at Tempo Afric TV,

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker