Daawo : Aroos Boorama Ka Dhacay Oo Aanay Joogin Arooskii Iyo Aroosadii Oo Si Weyn Hadal Hayntiisu U Badatay.

Magaalada Boorama ee gobolka Awdal waxa ka dhacday xaflad aroos oo aanay joogin arooskii iyo aroosaddii midna. Hase ahaatee waxa xafladda arooska keligeed loo qabtay gabadh kale oo sheegtay in aroosaddu u wakiilatay in ay matasho.

Keeggii loogu talo-galay arooska waxa jartay oo keligeed cuntay gabadhii sheegtay in loo wakiishay arooska

Halakn Hoose Ka Daawo Muqaalka 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker