Jaalle Muuse Biixi Iyo Kurayda Ku Xeeran Oo Dagaal Sokeeye “WAAQICA” kula jira….” WAR AGAINST REALITY “

Dawaco meeshay macal ku baratay ayey macaluul ugu bakhtidaa qolada komishan ku sheega doorashooyinka  Somaliland ahayd oo dhaqaale faro badan oo laluush ah kasoo galay doorashadii hore oo dhawr jiho oo Jaalle Muuse Biixi watay  Dollar kala daleen ha ahaato xukuumadii kulmiye ee hore ha ahadaan GANACSATO WAAWEYN  ama Jaalle Muuse Biixi qudhiisa oo aanu jeebkiisu caato ahayn markuu u ordayey Madaxweynenimada ……. Markaa komishanka doorashooyinku waxay go’aansadeen inay mar kale waxoogaa ka shaqeystaan doorasho ku sheeg dambe xataa haday Somaliland ku kalo tageyso garan waaye wixiinii waad qaadateene ka socda meesha .

Meesha doorashada loo qabanayaa ma N.G.O reerku Hargeysa ka sameystaybaa , Somaliland waxaanu cod dheer ugu sheegaynaa waar ismacuu wacuu inaka iyo walaaleheena koonfur ee xamar hal faraq baa inoo dhexeeya waxa weeye RUNTA AYEYNU ISKU SHEEGI JIRNAY waayo qabiilo kooban oo aad isu yaqaan ayaa waqooyiga Somaliya dega iminka qofkii inyar oo RUN AH is yidhaah sheeg waxa la odhanayaa waar NABADA NABADA ILAALI  nabdee dee ma nabada N.G. O – ga Sacad Muuse hadii laga tagi waayona Ciise Muuse dhawr jilaa ku leeyahay si ay riwaayadu Subeer Awal  state ugu ekaato .

Iminka ayaa weerar ba’an lagu hayaa Gudoomiye Faysal Cali Waraabe  kadib markuu muraayada hor qabtay runtana u yara sheegay Jaalle Muuse Biixi Cabdi iyo waxoogaa kuray ah oo ku xeeran oo Subeer Awal  ah qurbajoog u badan usoo shaqo tagay DANYARTA SOMALILAND CANSHUURTA LAGA QAADO ….

Jaalle Muuse Biix Cabdi iyo Kurayda Subeer Awal ee ku xeeran sanad dhan ayey dagaal  sokeeye kula jireen RUNTA , XAQIIQADA IYO WAAQICA  tasoo ahayd ” WAR AGAINST REALITY ” YES, THEY ARE WAGING A WAR ON REALITY  tasoo keentay in “Sovereign Ministerial Posts”  and “Sovereign State institutions’’ inay noqdaan Subeer Awal  / sacad Muuse u badan yahay wataa wax qabadkoodii sanadka dhan……….. Iminka qudheeda  bari baa la igu soo dhaweeyey iyo dhibi ma jirto dabaqoodhiga Jaalle Muuse Biixi Cabdi ay wadaan wuxuu qayb ka yahay ” WAR AGAINST REALITY ” ….. ” MARTI SOOR IYO CADAALAD DARO ” AYEY OGAAN ISKUGU KHALDAYAAN.

#SUBEER AWAL EMPIRE

1. Madaxweynaha Somaliland

2. Wasiirka Maaliyada Somaliland

3. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland

4. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland

5. Wasiirka Warfaafinta Somaliland

6. Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland

7. Wasiirka Gadiidka Somaliland

8. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka

9. Garyaqaanka Guud Ee Dalka

10. Hanti Dhawraha Guud ee Somaliland

11. Taliye Ku xigeenka Ciidanka Booliska

12. Taliyaha Ciidanka RRU

 

 

Beelweynta Gabooye iyaga waala dafiray inay dalka joogaanba ……

 

Ciroolaha Gabooye ee dibinta ruugay Rabow dartii hanoo cadaabin.

https://youtu.be/-d0zm4CNbDA

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker