waad qabyaalad hadashy

16/ 11 / 18

Waad qabyaalad hadashay

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay

SAHRA  halgan miyay qabyaalad hadashay mise way wadaninimo

Hadashay waa markan ay leeday waan raacsanay bandooda

Kordhiye. Saaxiib inantu berigii hore daacad bay ahayd runta

Taabata dabeed waxay gashay xisbiga waddani

Dabeed markii kulmiye inaadeerkeed la keenay ayaa reerkoodi

Olole ku qaaday dabeed wuxuunbaa la arkay iyadoo

Guddomiye  CIRO cay la daba taagan markaa sidII cishadaa ay

Reer unoqotay kamay joogsanba waataa sharci darada garab taagan

Bandooda M/WEYNE inaadeer keeda iyoWASIIR inaadeerkeeda

Ayaa isusoo dhiibay qalad iyo saxba way raacsantay.

Dalkan haddii bandoo la saaro macnaheedu waxa weeye dalkayagu

Ammaan maaha ee hannoosoo gelina waa qaran dacaayadays

Wax bandoo loo saaraa waa jaahilnimo.

Inantuna way qabyaalad hadasgay ALLA  HASOO HADEEYO.

 

GUULEED LIIBAAN SNM1710@LIVECOM

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker