Daawo:- Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Oo Kulan Kula Qaatay Magaalada Jigjiga Ergooyinka Nabadaynta Beelaha Ku Dagaalay Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool Isaga Oo Ufidiyay Ardayda Deegaankaasi Deeq Wax Barasho.

Jigjiga-(OWN)-Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa kulan kula qaatay Magaalada Jigjiga Ergadii nabadaynta ee Beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Dhumay oo ka tirsan Goboplka Sool, dhinaca kale Madaxweynahja ayaa kulankaasi kaga dhawaaqay deeq waxbarasho oo uu siiyay ardayda Gobolka Sool………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker