Daaawo:-Gadiidka Waaweyn Oo Laga Mamnuucay Wadada Hor Marta Madaxtooyada Somaliland.

Hargaysa-(OWN)-saddexdii cisho ee ugu danbeeyey waxaa baabuurta waa weyn  ay ciidamada nabad gelyada wadooyinku ay wadada ka celinayeen baabuurta wadada weyn ee hor marta madaxtooyada Somaliland

Baabuurtan ayaa loo weecinaayey wadada dhinaca Koonfureed  ka marta madaxtooyada Somaliland

Sababta sidan ay  ciidanka nabad gelyada wadooyinku u sameynayaan ayaa lagu sheegay in ay tahay si loo yareeyo cidhiidhiga iyo samxada wadadaas…… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker