TimirtiiHoraba dab loo Waa!

Markii ay burburtaydawladiidhexeee Somalia 1991 waxaaqarxaydagaalosokeeyeoolaguhoobtaykuwaasioo ay kunafwaayeenkumanaanSoomaaliah,QaramadaMidoobaygaarahaanGolahaamaankaayaabilaabayqorshe ay doonayeen in ay kahortagaan in XaaladukasiidartowaxaanaysoosaareenqaraarkacunaqabataytahubkaSoomaaliyaootirsigiisuyahay733 iyadoo loo codeeyey January 1992.

In badanayaaqaramadamidoobayishasitoos ah uguhaysaycidajabisacunaqabatayntahubkaee saran Soomaaliyaiyadoo in badandawladokaladuwanlagueedeeyey in ay kuxadgudbeenhaba u badnaadeenkuwaderiska ah.

Dadkasoomaalida ah ayaaintoodabadanikadheragsanyihiin in Soomaaliya la ciirciirayso hub xaddhaaf ah kaasioogacantaugujirakooxahadawladadagaalkakulajira,shacabkaSoomaaliyeedoohaysta hub fududoogacantaugujiraiyowalibadawladalafteeda.

WaxaasiwaynloogadheregsanyahayoodadkaSoomaaliyeedogyihiin in hubkuyahaywaxaahalkaadhigayeemaantadalkukadegila,ayahaysidoo kale aakhiro u diraykumanaanSoomaali ah ooaanwaxbagalabsan.

Hadabawaxaamuuqataooaancaadsaarnayn in dawladaFederaalkaeeSoomaaliyadedaalugujirto in cunaqabatayntahubkalagaqaadoiyadooumaddukhaatikataagantahay hub sharcidaro ah ooguriwalbaiyogoobwalbayaala.

WaxaanleeyahaySoomaaliyaumabaahnamaanta hub horlehoo la soogaliyoeewaxay u baahantahayxalsiyaasadeedoolagagaadhokhilaafaadkataaganoo ay ka mid tahay hub kadhigis,sugidaamnigaiyosoocelintanidaamkiidawladeedoodhamaystiran,cidakufakaraysa in la qaadocunaqabatayntahubkanawaxaanleeyahayTimirtiihoreba dab loo waa!

W/Q SuxufiMaxamedFaaraxCoomaade.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker