jaaliyada finland

ASC.jaalidda somaliland ee finland waxay si niyadsami ah usoo dhoweynaysaa wasiirka cusub ee arr-debadda faratoon ilaahay hawfudeeyo hawshaa adag ee loo igmadey
2-waxaa iyaduna layaab ahayd warbixintii wasiirkuxigeenka arrimaha debada ee ahayd inaanay saamayn inagu yeelanay isbedelka siyaasadeen ee geeska iyo heshiisyada sadexgeesoodka ah ee dhacay.wasiirku maqarkuu khiyaanaynayaa mise waxaanu fahansanayn waxasocda iyo isbedelka siyaasadeed ee jira
3- etiobia waxay dabaysey sakaaro dabinkiina waxa ugalay biciid,macnaha waxay raadinaysey deked waxay
heshay lixdekedood.4-usa-uk.waxayheleen waxay boqolsanadood raadinayeen oo ahaa innay labadabadood sibuuxda gacanta ugu dhigaan,waa bada case -hindia ocka waanay hastaan cidna waxkawediinmaayaan gorgortana kama ogola wakiiladoodii geskana wayhawlgeliyeen.
5-dawladeenu waa inaylajaanqaado dhacdadan iyo waxkasta oo isbedel siyaasadeed ahba waana inaanay sugin  inta daadku usoogelayo.qaran waxaa lagu ilaaliyaa udiyaargarow waxa dhicikara  intaanaydhicin
6-somaliya iyo jabuuti waxay kudhaceen booraantay somaliland uqodeen somalilandna meelfog kamajirto oo waykudhowdahay ee dawladeenu halatimaado diiranaan foojignaani kudheehantahay.by abdilahi sh adam

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker