Daawo:-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Isbadalada Siyaasadeed Ee Geeska iyo Saameynta Somaliland.

 

Berbera-(OWN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo habeenkii xalay aheyd ka  hadlaayey munaasibad ka dhacdey magaalada Berbera oo siyaasi Ramaax ku shaacinaayey Musharax nimadiisa ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada Somaliland iyo gobalka Geeska Africa.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ka hadlay arimo ku  saabsan heshiiska saddex Geesoodka ah ee dhawaan dhex maray dalalk gobalka Geeska Africa ee Itoobiya Erteria iyo Somaliya……….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker