MUUSE BIIXI; CALIGA GURACAN IYO DULMIGA UU GACAN SIINAYO, GURTIDA IYO BARLAAMKU MEY KULA SOCDAAN

Abwaan gabyey  baa yidhi; aduunyadu waa silsilad socotoo wareegta subaxba waa ceeyne, waa qoraal aan doonayo inaan dadka somaliland u iftiimiye cadeemo buuxa, oo ku kaceen muuse biixi inta racsan , isla markaana dadka tuseysa siyaasada qalfsan ama guracan ee muuse biixi.

WAA GABEY GABEY KA HADLAYA SOO GUDBINTA  XOGTA DHABTA AH IYO XALADA DHABTA AH EE KA JIRTA DALKA SOMALILAND.

Waa maanso hadii aad dhagutid ama dhageystid ku iftimiseya dulmiga iyo xogta dhabta ah ee ka jirta dalka somaliland, waad og tihiin dalka somaliland iney xidhmeen, 378 dukaan oo ahaa kuwii asaaska nolosha ,  hadey tahey , bakhaaro ama  gacansto bagaashaka iibiya iyo tukamada iibiya waxayabaha asaasak ah ee lagu nool yahey, dallkiiba wuu hadaraban yahey wale, markaa si aan taas dadka u tuso waxaan soo qaatey gabey la  yidhaado   garacwatdii domaliland, gaawracato waa gabey gowracya  dadka dalka dhacaya, waxeyna u hiilineysaa dadka laga gardaran yahey ee lagu hayo dulmiga.

Gar ilaahey nimankey bulshadu garabka moodeeyso.
waa sida gamuusha iyo xagaag geed cidlaa yaalee
guumanaha iney naga jareen garaba meeysaane.
garaad la wayasheey dhibey noo guntimanaayne
iilaheene iney guranyaaba garabameey saaane
waa ganacsi iyo gooxo aanu gilibku saarneyne

caqligoo la gooyiyoo dulmiga gacan la siinaaayo
diintoo la gaasiraayoo googa laga doortey.
garsoorkoo intuu geed tagey xaajo guruufeeyey
gudiga oo gaanka iyo riyaga oo ganacsaduhu eebshey
oo geela ninkii dhab u lahaa gabi banaan taaga.
god dhibaato iney qodayaaan garabeeysaane.
godobtiyo rafaadkiyo fidmada garabka u saran.
goowrashada dhamaadiyo rabashada guusha fileeynsa.

Guurtida badhkeed baa nadey guurdarada taale.
haduunbaan garwaaq siin ninkii gibi ka sarnaaye.
colaadaha nakala gaabiyeey ee wali gowwda heeyne
Gashiga iyo eedaha gudbane laga gardiidaaayo.
CIDA nagu garqaatiye na galisa guurtida iyo baarlmaka au badane.

Waa guruub guumasigii ka daran gallaada ahaaye.
waa guruub go,aan koodu yahey maal uun soo gura eee
waa  guruub geesiga ka jaceyl kii la goowracaye.
iney goows wax kale goobayaan garabeysaane.

WALAAL gabeygan  waxuu ka ahdlaya iney muuse iyo inta haya,adood ee dalka kira hadey tahey, parmalka aama guurtida, iyo dhamaan yahada dalka dohan sida policeka  iyo dawoladaha hosoe aay wada yihiin tuug.

SUaashu waxey tahey somaliland halkaad u soctaa?
goormaad dantaada garan.

waxa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
tel 00447383135563
thanks ilaaheybaa mahadleh.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker