Daawo:- Haweenka Beelaha Garxajis Oo Sheegay In Wasiir Guri-Barwaaqo Ay Ka Dacwayn Doonaan Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha.

Hargaysa-(OWN)-Haweenka Beesha Garxajis  oo mudooyinkii ugu danbeeyey cabasho ka muujinaayey buug uu Qoray wasiir Guribarwaaqo ayaa  waxaa ay fariin u direen golaha Guurtida Somaliland oo arintaasi hore guddi ugu saarey , waxaana ay ku baaqeen in arintaasi si deg deg ah jawaabteeda loo soo dadajiyo.

Sidoo kale haweenkani waxaa ay sheegen  in hadii cabashadooda waxba laga qaban waayo in ay Haaya’dda ha xuquuqul iinsanka ay arintooda u  gudbin doonan……………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker