Wax Ka Baro Reer Ala Sucuudka Somaliland. Mareexaanaytii Oo Xadhkaha Goosatey iyo Shacabkii oo Yaaban.

Tariikhdu Way Is Qorta War iyo Sheeko Ayaa Ka Hadha, Ninka Maanta Isleh Adiga Ayaa Wax Walba Iska Leh, Tollow Barri Maxuu Samayn?
Ninka Manta Sidan Cadaalad U Arkaaya Tollow Cadaalad Darrada Maxuu U Yaqaan?
Somaliland Ma Meel Yar Oo Kooban Oon Dadka Wada Qaadahayn-baa?

Beelaha Somaliand Siiba Kuwa Darafyadda Waxaan leeyahay Xaal Qaata Oo Waad Arkaysaan Boqortooyadda Saamaysmaysa, Beelaha Kale Ee Isaaqna Waxaan Leeyahay SNM Tacabkii Galay Waa Lagu Khasaaray Kolayba Hadii Reer Meesha Xukumayo Maxaa Loo Dumiyey Dawladii Somalia Markaas Ayeynu Ictiraaf Iyo Aqoonsiba Haysane.
Ilaahii Oofsadey Mujahidiintii Xalaasha Ahayd Ayaa Mahad Iska Leh Kuwaas oo Aan Maanta Noolayn Soona Gaadhin Somaliland-ta Maanta Waxan Hubaa In ay Farta Dhexda Ka Qaniini Lahaayeen Hadii Ay Manta Nool Yihiin.
Lixle, Dayib Gurey, Maxamed Cali, Koodbuur,Xassan Yonis, Ina Mooge iyo Qaar Kaloo Badan. Ilaahay Wa Idin Asturey Waanu Idin Jecla Madaamo oo Idin Oofsadey.

*Adigoon Waaya Arag Noqon
*Cirka Haysku Waabine
*Naftan Waalaneysaa
*Waano Kaama Maqashee
*Hadaad Maanta Wacan Tahay
*Maku Waari Doontaa?

Barasho Wanaagsan Boqortooyadda Cusub
1.Wasiirka Maaliyadda
2.Wasirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad
3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka
5.Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha iyo Amniga
6.Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka
7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada (Wasaaradii Hawada)
8.Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka
9.Gudoomiyaha gobalka gabiley
10.Gudoomiyaha Gobalka Salal
11.Gudoomiyaha Gobalka Saraar
12.Gud ku xigeenka Gobalka Maroodijeex
13.Safiir ku xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada (Wasaraddi Madaxtooyadda)
15.Aggasimaha guud Ee caafimadka
16.Aggasimaha guud ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Agasimaha Guud e Shaqada & A/Bulshada
19.Aggasimaha Guud ee Qorshaynta Qaranka
20. Agaasimaha Guud ee Waxbarashada
21. Agaasimaha Guud ee Bangiga Dhexe
22. Agaasimaha Guud ee Gaadiidka/Q liisank
23. Agasimaha Gud e Mihnahada Cafimadka
24. 20.Gud ku xigeenka Haayada tayada
25. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
26. La Taliyaha Madaxweynaha ee Amniga
27. La Taliyaha Madaxweynaha ee Sharciga
28. La Taliyaha Madaxweynaha e Dhaqaalah
29. La Taliyaha Madaxweynaha ee Somalia
30. Guddomiye kuXigeenka Maxkamada Sare
31. Maayarka Caasimadda Hargeisa
32. Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka
33. Taliye ku Xigeenka Booliska Somaliland
34. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka
35. Taliye ku xigeenka Sirdoonka Qaranka
36. Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud
37. Safiirka Somaliland ee Imaaraadka
38. Chief of Staff ka Xafiiska Madaxweynaha
39. Gudoomiyaha Mihnadlayasha Cafimadka
40. Garyaqaanka Guud ee Qaranka
41. Ku xigeenka xisaabiyaha Guue ee Qaranka
42. Safiirka Djibouti
43. Safiirka Sweden
44. Maarreeyaha Dekadda Berbera
45. Maarreeye ku xiggeenka Hay’adda tayada
46. Komishanka Qabdaraasyada Qaran ka (2 xubnood)
47. Komishabka Maamul wanaagga (3 xubnood)
48. Komishanka Aids-ka (4 xubnood)
49. Komishanka Tacliinta Sare.
50. Maarreeyaha wakaaladda Biyaha Hargaysa.
51. Maarreeyaha Cusbitaalka Guud ee Hargaysa
52. Guddoomiye xiggeenka Gob. Gebiley
54. Guddoomiye xiggeenka Gob. Saaxil
55. Maarreeyaha Dawan
56. Maarreeyaha Radio Hargaysa
57. Maarreeyaha Mashruuca PFM.

amiin cabdalla

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker