Daawo:-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Enj Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagaga Hadlayo Sidii Ay Siyaasadda Dalka Uga Muqan Lahaayeen Beelaha La Haybsoco.

Hargaysa-(OWN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagaga Hadlaayey Sidii Ay Siyaasadda Dalka Uga Muqan Lahaayeen Beelaha La Haybsocaa.

shirkaasina waxa kasoo qayb galay Madaxdhaqameedka beelahaasi la hayb sooco,Ururadda Bulshadda,ururadda Xuquqda aadamaha u dooda,siyaasiyiin ka kala socotay saddexda xisbi Qaran iyo marti sharaf kale…………. Hoose Ka Daawo MuuqaalkHalkan a Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker