Abuse of Humanitarian Aid Ku Tagrifalka Deeqaha Banii-Aadami Nimo

Hayadda caalamiga ah ee MSF , ayaa dalka Somaliland ka baxday bishii August 14 Ee Sannadkii 2013 ka, Waxay gacanta ku haysay xilligaa mashruuc caafimaad oo cisbitaalka guud ee Togdheer Ah. Xilligii ay baxaysay waxay ku wareejisiay daawooyin iyo qalab caafimaad Wasiirkii Caafimaadka Ee Xiligaa XAGLO-TOOSIYE . Daawooyinkaa ayaa ku qiimaysnaa 2 million oo EURO. Daawooyinkaa waxa loogu talo galay in ay sii waraabiyaan Cisbitaalkii Burco, oo ay wasaaradu maamulkiisa halkaa ka sii waddo. Balse ilo xog-ogaal ah ayyaa waxay caddeeyeen in aan xabbad kiniin ah xattaa la siin cisbitaalkii Burco intii ay MSF guurtay . Daawooyinkaas lama dhigin istoodhadii DAWLADDA ee waxa la wareegay XAGLO TOOSIYE, kana iibiyay suuqa madaw. Waana lacagta uu ka dhistay Fooqa Iyo Dayrka wayn ee ku yaal MASALAHA . xilligaa XIRSI CALI XAAJI ayaa loo sheegay arrintaa. Balse XIRSI waxa uu ku jawaabay ISKA DAAYA Dhulbahante ayuu ku soo xarraynayaa lacagtaase.
Haddaba hayadda MSF . IYADA oon hantidhawr marin kuntagri falka daawooyinkaas in ay marlabaad cisbitaalka TB Da Ee hargeysa caawisaada , waa ku shaqo xumo, maaamul xumo iyo xisaabtan la-aan.
Waan in dhaqin celin loo sameeyaa dawladaha curdinkanah ee caadaystay ku tagrifalka SAMAFALKA AADAMONIMO. Sheekooy ku nacay !!! Bal eeg kii Maxamuud Xaashi ee cunay 150 million ee biyo balaadhinta loogu talo galay ayaa maanta hadlaya . Waar ragganimo maxay dhimatay. Hebel iyo hebelow bilaashbaa u jihaadeen.

Faarax-Burco

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker