Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Qarax Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-(OWN)-Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Hirshabeelle oo lagu magacaabi jiray Cabdiweli Maxamed Ibraahin ayaa goor dhawayd lagu dilay Qarax gaadhigiisa loogu soo xidhay magaalada Muqdisho.

Sidoo kale warar soo baxaya ayaa sheegaya xildhibaanka uu la geeriyooday darwalkii gaadhiga ku waday.

Waa xildhibaankii Afaraad ee Qarax ama weerar lagu qaaday, iyadoo inta badan xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ku maqan yihiin fasax.

Ilaa iyo hadda ma jirto faah faahintaa dhaafsiisan oo la xidhiidha dhimashada xildhibaanka iyo qaraxa lagu weeraray.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker