Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo:- Raysal Wasaare Khayre Oo Xalay Casho Sharaf U Sameeyay Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Ee Dalka Turkiga.

Muqdisho-(OWN)-Raysal wasaaraha Dalka Somaliya Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd uu munaasibad casho sharaf ah magaalada Moqdisho ugu sameeyey wafti uu hogaaminaayo wasiirka Difaaca dalka Turkiga oo shalay soo gaadhey Magaalada Moqdisho…… Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan