Daawo:- Ehelada Dadkii Lagu Xasuuqay Deeganka Jaamac Dubad Oo Fariin Qiiro Leh U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Ismaamulka Somalida.

Burco-(OWN)-Ehelada dadkii  ay ciidamada Liyuu Booliska ee ka amar qaadan jiray madaxweynihii hore ee Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ku xasuuqeen deeganka Jaamac Dubad ayaa fariin u diray madaxweynaha Cusub ee Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar .

Dadkan oo barakac ah ayaa waxaa ay madaxweyne Mustafe Cagjar ka dalbadeen in maxkamad loo soo taago dadkii xasuuqa u geystay………..Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker