Daawo:-“ Astaamihii Kali Taliyaha Ayaa Dalka Ka Muuqda…” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani.

Hargaysa-(OWN)-Xoghayaha Guud Ee xisbiga Waddani oo maanta xarunta guud ee xisbigaasi Hargeysa ku leeyahay warbaahinta kula Hadlayay waxaa uu sheegay in dawlada cusub ee talada Somaliland haysa ay ka muuqato astaamihii hogaamiyaha kaligii taliyaha ah.

Xoghayaha ayaa dul istaagey qodobo uu u soo qaatey in qofka kaliga taliyaha ahi uu sameeyo una ah dariiq uu soo maro,,,,,,,,,…………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker