Macanah iyo Dulucda Qarsoon ee la AQBALI karro ee ka danbeysa DP maalgashigeeda Berbera Q/2AAD W/Q NIMCAAN CADAAN

Shirkada caalamiga ah ee Dubia Port DP waxa la aas aasay sanadkii 1999 masharuuceed ugu horeeyan wuxuu ahaa jedeh sucuudi carabia  waxa weeye shirkada dunida laga yaqaano oo caan ka ah oo maalgalisa dekadah dunida waxa la sheegaa innay ku dhowaada boqol iyo toban waddan iyo afartan  dekadood oo caalami ah oo ayy maamusho ama maalgeliso isla markaan ayy gacanta ku hayyso oo ayy dardar geliso hawlah shaqo ee dekadaahsa dunid.


Waxa lagu qiyaasa xadiga lacgat ee ayy hayysto shirkadani $3,121 million runn ahaantii waa qaddar lacag ah oo aad uu mugg leh. Waxa shaqaale ahan la shaqeeya shaqaale baddan. Waddamad ayy ka hawal gasho waxa ka midd ah Senegal, Egypt, Mozambique, Djibouti and Algeria UK

Waxa arrin lagu farrxo ah in ayy maal gelin doonto 30 sanddod dekada Berbera run ahaanti waa muddo aad uu wangsan oo waxa lagu qabban karro dhinac kasta oo horumar ah

Somaliland iyo shirkadan maalgashigu waxay kal saxeexdeen heshiis hordhac ah oo ayy ku bixi doonto lacag lagu qiyaasay $442 milyan

Waxa hubaal ah in hadii shirkada DP world ee maal gashaneyssa dekada Berbera lagu taageero qorshaha maalgelinta in somaliland gebbi ahaanteed shacbi iyo dawldab ayy heli doonan horumar dhincyo baddan oo ayy ka midd tahay midd dhaqan dhaqaale iyo horumar dhinacyo baddan koobsad.

Haddab bebera waa goob xasaasi oo ah oo ku taal mandaqada Geeska Africa gaar ahaan gacanka caddmeed run ahaantii waa goob ayy ku hareeraysn yihiin waddmo ayy ka jiraan xassardo  iyo dagaalo sokeeye .

Waxa muhiim ah in dadweynaha iyo dadka  ka soo jeeda deeganka ayy ku taalo marrsadda ama dekadda bebera  ayy yihiin dad jecel horumarka waayo waxa tusaale inoogu filan waxa deegankaas ka soo jeedaa raysal wassarhi hore ee Somalia .

Madaxweynhii yagleelay qaddiyada ama jiritaanka somaliland mud. MAXMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL oo la odhan karro la’aantii somaliland halkan ayy manta marrayso may soo gaadheen.

Dhanka kale waxa isna ka soo jeed madaxweynne ku xigeenkii seddexd ee somaliland Mud. AXMED YUUSUF YAASIN haddab bulshada ku abtirsta deeganka dekeda Berbera waa bulsho horumar ku suntan,

Dhanka kale shaqaalah ugu baddan ee wakhti xaadirkan ka hawal galla dekada Berbera Deegan ahaan waxay ka soo jeedin deegamad hoos yimaada Berbera iyo hareeraheed, akhristow waxa waxxa lagu farrxo ah in shacbi weynah somaliland dhamaantood ayy jecel yihiin horumarka Berbera iyo guud ahaan dalka.

Haddab waxa hareer socota taas in ayy Idilkood shabiga somaliland fahmeen macanah iyo dulucda ka danbeysa maalgashiga Marsadda Berbera isla markaan ayy la dhacsanyihiin ama ku farraxsanyihiin sidda ayy xukumada somaliland iyo Shirkad DP WORLD ayy waxa uu waddan ama heshiiska hordhaciisa uu saxeexeen.

Gunaanandka qormadan kooban waxaan ku soo af meeraya waxaa mahad oo dhan iska leh Allah suurto galiyay qabsoomida heshiiskan marka xigata madaxda qarankan uu ugu horeeyo


 Madxweynah somaliland HE.axmed siilanyo iyo xukumadiisa waxa xusuus mudan in wasiirka wassarda Gancsiga iyo maalgashiga caalmiga ah Eng XUEEN ADEN CIGE in aaney la’aantii hir galeen heshiiskani taas oo uu door muhiim oo la taaban karro uu ku lahaa saxiixisa iyo hirgelita bandhigiisab labdab.

 Dhanka kale wasiirka arrimah dibbada DR SACAD ALI SHIRE iyo xubno kale oo wasiiro ah sidd wasiirka Qorsheynta qarankan CALI SHOONBE iyo Maareyah dekad Berbera Eng Cali xoor xoor  koox khubro ah dhamaan dadkaas oo gaccan ka geystay inuu heshiiskan taarkhiga ah Qabsoomo wayyy mahdsan yihiin.

  Qalinkii: Nimcaan cadaani Hussein

  Bachelor science of public health

 Cadaani123@gmail.com

Tell 252-63-4174513

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker