Wakiilka Somaliland Ee Maraykanka Oo Qudbad Dheer Ka Jeediyay Xalfad Loogu Talagalay Soo Dhaweentiisa, Magaalada Washington, DC.

Wakiil Bashir Goth, wakiilka cusub ee dhowaan loo doortay in uu Somaliland uga ololeeyo arimaha Somaliland dalka Maraykanka oo xalfad ay jaaliyaddu u dhigtay soo dhaweentiisa kaga qudbadeeyay, qudbad meelo badan taabanaysa. Fadlan halkan ka daawo.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker