FIKIRKA NIDAMYADA DHAQAALAHA (ECONOMICAL IDEOLOGY SYSTEMS)

Waxaa maalin dhawayd Whatup-ka la iigi soo diray qoraal Ingriisi ku qornaa, oo si fudud loogu soo bandhigay fikradaha Nidamyada dhaqaale ee calamka ka jira. Qoraalkani oo si kaftan ahaan loo dhigay, ayaa hadana runta ka fogayn. Cid qortaya magaceeda lama garanayo, lakiin waxaa jeclaystay in aan idin la wadaag, waxaana ku turjimay af-Somali si dadka aan af-ka ingiriisaga fahmayn u fahman. Waxaanu u dhignaa sidan:
(This will be helpful for those who may not understand ideological systems of ruling. They are simplified here 🙂

 

HANTI WADAG (SOCIALISM)
Waxaad haysata laba sac, mid ayaad siisay jaarkaga. (You have two cows, and you give one to your neighbor.)

SHUUCIYAD (COMMUNISM)
Waxaad haysata laba sac, dawlada ayaa qaadatay labadiiba, adigana caano (yar) ayay ku siisaa. (You have two cows, the government takes both and gives you milk)

FASHIIS (FASCISM)
Waxaad haysata laba sac, dawlada ayaa qaadata labadiiba, dawladuna caanay kaa iibisa. (You have two cows, the government takes both and sells you milk)

NAASIGA JARMALKA (NAZISM)
Waxaad haysata laba sac, dawlada ayaa qaadatay labadadiiba. Adiga (Idankana) way idin xasuuqday.
(You have two cows, the government takes them and kill you)

HANTI GOOSI (CAPITALISM)
Waxaad haysata laba sac, mid baad iibisay, waxaanad ku badalatay dibi. Lo’dii ayaa kuu tarantay, dhaqaalihiina wuu kordhay. inta noshada ka hadhayna macaashkaad ka samaysay ayaad ku noolan.
(You have two cows, you sell one and buy a male. You multiply your cows and there is economic growth. You sell them. You retire and you live on your profits.)

HANTIGA GOOSIGA CASRIGA (MODERN CAPITALISM)
Waxaad haysata laba sac, mid baad iibisay, waxaanad ku badalatay dibi. Lo’diina ay kuu tarantay. Kuwa jaarkagana waad ka iibsatay. Kadibna, jaarkaga ayaa shaqalaysii si ay lo’da kugu racan, lacag aad u yar ayaad sii saa. iyaga (Jaarkaga/shaqaalahaga) oo saboola ayay dhintaan.
(You have two cows, you sell one and buy a male. You multiply your cows and you buy those of your neighbors. Then your neighbors become your shepherds, you pay them in monkey currencies and they die poor.

BULSHADA MARAYKANKA (AMERICAN SOCIETY)
Waxaad haysata laba sac, mid ayaad iibisay, kii labadna waxaad ku badalatay sac aad ka lisayso 4 sac canahood. Canaha badan ee sac laga lisayay, ayaa cadadis badan ku keenay sida ayuuna ku dhintay. Ka dibna waxaad qabsatay la-taliye kaa cawiya waxa dilay saca.
(You have two cows, you sell one and you have to make the other one to produce milk like 4 cows. By stress of producing beyond, she dies. You hire a consultant to understand this death.)

BULSHADA FARANSIISKA (FRENCH SOCIETY)
Waxaad haysata laba sac, waxad samaynasa shaqo-joojin, si aad sac saddexaad u heshid.
(You have two cows, you go on strike because you want a third cow.)

BULSHADA JARMALKA (GERMAN SOCIETY)
Waxaad haysata laba sac, si casriya ayaad u xanaanaysay, si ay mudo dheer u nooladan (100 sano), bishiiba marna wax u cunaan, isuna daryeelan.
(You have two cows, you modify them so that they live 100 years, eat once a month and take care of themselves.)

BULSHADA SHIINAHA (CHINESE SOCIETY )
Waxaad haysata laba sac, waxaad canaha ka iibisa muwadaniintada, caano caagana (plastic) aduunyada kale ayaad u dhoofisa. Sidaa ayaad ku taajirtay.
(You have two cows, you sell milk to your compatriots and you produce plastic milk to export to the rest of the world. You become rich.)

BULSHDA BADAW/AFRIKANKA (BLACK/AFRICA SOCIETY )
Waxaad haysata laba sac. Labadii sacba bil gudahoodna ayaad qalatay, hilibkoodina ku cuntay. Waxaanad ka filaysa in deeq-bixiya yaashu iyo beesha calamku ku siiyan lo’ kale. Marka taasi dhici waydo, waxay tagaan Kiniisada, iyaga oo rajaynaya lo’ mucjiso ah. 40 cisho ayay sooman iyaga oo waxna cunin, waxna cabin, suga siddii oo cirka lo’ ka soo dagayaan. Akhirkana iyaga oo saboolnimo xagjir ah iyo macluul baaxadlihi hayso ayay dhintaan.
(You have two cows, you eat them all in one month, and you dream that donors or the international community give you more cows. When that doesn’t happen, you go to a church and hope for miracle cows. You fast 40 days and 40 nights without eating or drinking so that the cows will fall from Heaven. Al last you die in extreme poverty)
Waxaa turjimay:
Omar A Yousuf
Oakland, California
E-mail: omaryousuf455@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker