Quudhsiga iyo takoorka Soomaalida (1) – Noocyadiisa

Takoorka iyo quudhsigu waa cudur u baahan daawo, fiidiyowgani waxa uu ka mid yahay dhawar barmaamij oo gaagaban oo aan ku soo bandhigayno cudurkan, waxa keena iyo sida xal loogu heli karo. Inksato oo aanay fududayn cidhibtirka cudurkan hadana waa mid u baahan ku celcelin iyo wacyi galin fara badan.

 

 


Said Ali Ahmed
Ottawa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker