Xiisad Ka Dhalatay Dad Ay Ciidammada Liyuu Boolisku Laayeen Iyo Dhaawacyo Culus Oo La Gaadhsiiyay Cisbitaalka Jigjiga Ddis Ababa

Jigjiga (OWN)-Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya waxa labadii maalmood ee u dambaysay ka taagnayd xiisad ka dhalatay dad la sheegay in ciidamada liyuu boolisku ku laayeen tuulada Gabrro-yarey ee degmada Xaraarray. Dadkii dhaawaca culus qabay ayaa loo qaaday isbitaalka Jigjiga kuwii halkaa wax lagaga qaban kari waayeyna maanta ayaa loo gudbiyey dhanka Addis Ababa, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker