Daawo Boqor Maxamed Nuux Oo Hanjabaad u diray Wasiir Gaafaadhi Madaxweynahana Farriimo Adag U diray

Ceerigaabo(OWN) Boqor Maxamed Nuux Oo Kamid ah Madax-dhaqameedka Reer Sanaag Ayaa si adag uga hadlay xaaladda Ceerigaabo iyo degaannada xeebaha oo uu sheegay in xukuumadda Muuse Biixi  cuna-qabatayn saartay, wuxuna hadallo hanjabaad ah u diray Wasiirka Kalluumaysiga Xasan Gaafaadhi isagoo sidoo kalena Madaxweynahana Farriimo Adag U diray

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warkaas

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker