Buurtii Garxajis Nation ku shiray oo cagaf la gelinayo suna ku xigi doonto……….?!

Ururka u ololeeya  degaanka iyo isbadalka cimilada Somaliland environmental  and climate change protection group waxay camabareyn aan lasoo koobi karin dusha uga tuurayaan xukuumada qoyska ah misana fadhiidka ah garasho iyo garaacasho midna aan lahayn ee gablkeed dumayo ……. cambareynta oo salka ku haysa shirkad  gacan ku rimis ah oo la yidhaah  ” Aabo Muuse mining company ” marka magaceeda la soo gaabinaya la yidhaah Ciise Muuse mooye hadii cidaba nolaato oo waxaanu moodaynay inay  ahayd sacad muuse mooyee hadii cidiba noolato ee ciise muuse na ma is keenay waa Allah Xamdigii  xadiis nabiga عليه افضل الصلاة والسلام  laga soo wariyey ayaa ahaa :
 
Aduunku waa jeelka Muminka iyo janada kaafirka =
الدنيا سجن المؤمن وجنة الكافر
 
Somaliland na xadiiskii waxay ka dhigtay 
أرض الصومال سجن المؤمن وجنة عيال سعد موسى =
Somaliland waa jeelka Muuminka iyo janada Sacad Muuse .
 
Haday odhan donaan cid buu kufrisiiyey waar cidna maanu kufrisiin ee yaanu camalkaagu ku kufrisiin iyo xeerka qoyska ama kufsiga .
 
Qoladaa qawlaystada ah waxa hor boodaya dhawr caaqil oo Beesha degta Buurta Gacan-libaax ah oo kala ah Caaqli Cabdiraxmaan Afey, Caaqil Ina Food iyo Cabdisalaan Faro nacab , kuwaa hadii la tukhaantukhiyo magtoodu diyaar qurbajooga Ultra Garxajis baa yidhi .. dhiig muslim ku yaboohi mayno lakiin ninka fitna wada waad garaneysaan fitna ashad mina alqatil :
 
…….وَاقْتُلُوهُمْ حَيْثُ ثَقِفْتُمُوهُمْ وَأَخْرِجُوهُم مِّنْ حَيْثُ أَخْرَجُوكُمْ ۚ وَالْفِتْنَةُ أَشَدُّ مِنَ الْقَتْلِ
 
Hada bal taariikhda dhaw aynu dib u raacno beelweynta Ciise Muuse waxay hubka culus iyo ka fudud u gurteen markii niman tol la yahay oo Habar Jeclo la yidhaah Dekkad yar oo macmal  ah ay is yidhaahdeen ku macanaasa waa tii taliye Casyr رحمة الله تعالى عليه lagu gooli baadhay mudo ay waxba ka dambayn nin magaciisa lagu soo gaabsho  Mr. Cumaani ayaa la ydhi buurta BuurGaabo ayuu macdan ka gurtaa watii taliyaha Habar Jeclo buurta hoosteeda faashka lagu fajaasay رحمة الله تعالى عليه ee buurta loo sadqeeyey waliba dilka dambe Habar Jeclo iyadoon loo dhaaran ayey Allha ku hadhay waayo diintu waxay odhanaysaa dhiig islameed :
بيان من مدعى و يمين من نكر
Cadayn baa laga rabaa qofka wax sheeganaya dhaar baa laga rabaa qofka dafiraya meel loogu dhaartay reerkii taliyaha maanu arag Dahabshiil oon shaqo ku lahayn dil Xamar ka dhacay , dhulbahante 50 jeer dhaaro ayey yidhaahdeen yeelkeede 
Qoladii Garhajis Nation miyeey qabataa in buurtii ay ku shireen cagaf Mr. Cali Xoor Xoor , Mr. Cidin iyo Macaali wasiir Cismaan ay cagaf galiyeen ma waxa la waayey cid ku tidhaah waar idinba buurihiina waydinka dadka ku fajaasaya ee faashash maanu wayinee naga taga oo ordoo baadha BuurGaabo .
 
Buurtan ay Dabka iyo Cagafta ay galinayaa waa mid ka mid ah labada sambab ee ay Somaliland ku neefsato buurta surad ilaa seerah caalmadow gobolkaa Sanaag  iyo buurtan gacan libaax waa halkay dhiri ku hadhay cimilduna ay tahay Mediterranean sea climate waa meel  caafimaadka neefsiga dad iyo duunyoba muhiim u ah Somaliland meeshii hadii sun lagu daadiyo sidii buurta Simoodi ee Awdal oo laba Suldaan iyo Afar caqil maalin qadadeed siisteen haday taasi dhacdo salkiin waa hoog … sida awgeed waa in dawlada China inakoo marayna dawlada Xamar  u sheegnaa mafiayada Chinese ka ah naga qabo waar kasoo kaca oo wax ha la qoro ……….. Jaalle Maxamed xaashi Cilmi waxaanu u sheegeynaa anaka kolba xabaalo aad soo qoday hanagu mashquulin dadkan aad iyaga iyo xoolohoodiiba aad nolosha ku aasaysaan ayaanu caalamka gaadhsiineynaa ku darsoo dufaanadan Somaliland ka dhamaan waayey waxa keena marka degaanka lagu takri falo sidan shirkada Aabo Muuse mining  company oo Korneylku sawkii lahaa  musuq baan la dagaalamaya Subxaan !
 
 
Saamiga shirkada Aabo Muuse mining company :
 
1-Xasan Maxamed Jaamac Qalaaf 7.69% Ciise Muuse
 
2-Axmed Xasan Jaamac 7.69% Ciise Muuse
 
3-Xuseen Maxamed Cumar 7.69% Ciise Muuse
 
4-Cumar Maxamed Warsame 7.69% Ciise Muuse
 
5-Xuseen Nuur Cabdi Raaf 7.69% Ciise Muuse
 
6-Mustafe Cabdi Cumar 7.69% Ciise Muuse
 
7-Maxamuud Muxumed Jaamac 7.69% Ciise Muuse
 
8-Maxamuud Maxamed Saleebaan 7.69% Ciise Muuse
 
9-Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf 7.69% Ciise Muuse
 
10-Mahad Maxamed Cumar 7.69% Ciise Muuse
 
11-Maxamuud Cali Jaamac 7.69% Ciise Muuse
 
12-Axmed Aw-nuur Muxumed 7.69% Ciise Muuse
 
13-Cawil Cali Sugule 7.69% Ciise Muuse
 
 
Chain of command , Shirkada sida loo kala sareeyo :
 
1-Xasan Maxamed Jaamac Gudoomiye Ciise Muuse
 
2-Axmed Xasan Jaamac Gud/xigeen Ciise Muuse
 
3-Xuseen Maxamed Nuur Xoghaye Ciise Muuse
 
4-Cumar Maxamed Warsame Xubin Ciise Muuse
 
5-Xuseen Nuur Cabdi Xubin Ciise Muuse
 
Qabyaaladu markay dhigato  dharka ee cid lagu dulmayo waa laga hadlayaa  waayo waa munkar cad …….
Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker