Xaqiiqdii la xaqirayay rubuc qarniga oo maanta aduunku il gaar ah ku eegayo

Somaliland waxay iskeed u dhisatay dawlad iyo dal dhal oo burburay,waxay kasoo bilawday xaalad qadhaadh oo qasan,ilaahay wuxuu garansiiyay garaad toosan oo dhisay dawlad madax banaan, cid dibadda kaga timid oo ka caawisayna ma jirto waxay maanta soo gaadhay 27 sanno ka bacdi in garnaqsigii somaliland aduunku udhag taago.

Mashruucan DPWORLD ee Dekadda berbera wuxuu u furi doona waddadii ictiraafka, Maalintii khamiistii waxaa Dawladda somaliland iyo Shirkadda DPWORLD kala saxeexdeen Balaadhinta dekadda berbera iyadoo arintaa u ka hadlayo madaxweynuhu wuxuu yidhi “Somalia arimaha somaliland shaqo kuma laha mana soo dhex gali karto hadii ay awood uleedahay aynu aragno”

Warbixintan waxaa qoray warbaahinta caalamka ugu waawayn oo isugu jiro Telifiishano,mareegyo sida The National.ae/The guardian/alcayn /alcarabiya

Jariiradaha ayaa waxay aad ugu soo bandhigeen hadalkii Madaxweyne muuse “Somalia cannot interfere in our affairs,” warned Musa Behi Abdi, President of Somaliland, on Wednesday night.

raac Link-gan https://www.thenational.ae/business/economy/dp-world-launches-442m-port-expansion-in-somaliland-1.779605?fbclid=IwAR0CxM17Ybj4tE3UKL8OaeZJaj9lz43Ec9a0KMMzQzzLsnNXZtbZkO1LGnI#1

Waxaa sidoo kale si isdaba joog ah usoo baratamaya aduunka tagay dalabaadkoodii,Wasiirka Wasaarada arimaha dibadda Dr sacad ali shire waxaa lagu marti qaaday BrazilAfricaForum.

sii akhri warbixinaddan hoose iyo cinwaanada

The 6th Brazil Africa Forum will be held in the city of Salvador on November 22 and 23, 2018,

{“Somaliland’s Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Saad Ali Shire is confirmed as speaker at the 6th Brazil Africa Forum. He joins with other important names of the public sector like the former Minister of Health of Brazil José Gomes Temporão, the former Minister of Foreign Affairs, Cooperation and Communities of Guinea-Bissau Conceição Nobre Cabral, and diplomat Celso Amorim, former Minister of Foreign Affairs and Defense of Brazil.

The 6th Brazil Africa Forum will be held in the city of Salvador on November 22 and 23, 2018, with the theme “Youth Empowerment: Transformation to Achieve Sustainable Development”. The event will bring together great international leaders who are interested in fostering Brazil’s relations with the African continent, contributing to greater integration and dialogue)

Diyaariye:AHMEDYASIN SH CUMAR SH AHMED FURRE

MOBILE: 00252634243422

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker