QABANQAABADA JAALIYADA SOMALILAND EE MINNEOSTA KU SOO DHAWAYNAYSO WAKIILKA CUSUB EE SOMALILAND EE MARAYKANKA: SOMALILAND USA PROGRAM

Todobaadkan waxa hawlwadeena Somaliland USA Program at Tempo Afric TV, waraysi la yeesheen gudida qabanqaabada jaaliyada Somaliland ee Minnesota u qaabilsan soo dhawaynta Wakiilka Somaliland ee Maraykanka oo booqasho ku iman doona Minnesota 20/10/2018.

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker