“Lixda Gobol Ee Somaliland-Ba Way Ka Jirtaa Jabhadu Waxa Ay Fulin Doonaan Hawlihii Aan Hore Ugu Dhawaaqay Waxa Aad Arki Doontaa Saraakiisha, Wasiirrad Iyo Muuse Biixi Oo Gurigiisa Loogu Dhaco…” Kornayl Caare Oo Hanjabaad Culus Soo Diray

Hargeysa (OWN)-Korneyl Siciid Cawil Caarre oo hore uga goostay ciidammada Somaliland jabhadna kaga sameeyay magaalada Qardho oo maanta hadlay waxa uu sheegay in jabahaddiisu ballaadhatay oo lixda gobol ee Somaliland ka jirto, waxaanu sheegay inay hawl-galo ka fulin doonaa. Caarre waxa uu sheegay in maalin dhow ay Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha Somaliland gurigiisa ugu daadan doonaan.

“Muuse siyaasadda ma yaqaano wuxuu yaqanaa qoriga, qorigana anagaa la garanaynena” ayuu yidhi Korneyl Caarre

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka oo dhammaystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker