Muxuu Dhakhtar udhisi waayay

Muxuu dhakhtar udhisi waa yay

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye  saaxiib waxa la sheegayaa

Odayga ku dhacii lagu sheegi jiray inuu kaga dhacay meel

Khalada oo aan ku habboonayn inuu ku dhaco.

Kordhiye . saaxiib maxay ahayd meeshaa aan haboonayni

Keene. Saaxiib waxa la yidhi waxa uu dhisayaa madaxtooyo

Casriya oo ah daanta ay beeshoodu ka degto caasimadda

Oo ay ku baxayso malaayiin doolar.

Kordhiye . oo saaxiib madaxtooyada  ku wii ka horeeyayba taasay

Ku jireene muu dhakhtar dhiso oo dadkan masaakiinta ah ee waxoo-

Dii lagu dulcunayo iyana xanuunka iyo gaajada udhimanaya maa wax

Loogu qabto .

Shacabka soomaali laan waxaan usheegayaa inay fadhiga ka kacaan

Waxan socda maya yidhaahaan oo ay indhaha kala qaadaan.

Oo kan le madaxtooyaan samaysanayaa tan immika uu fadhiyo

Ay gacmahooda ula tagaan maxaa dadkii nasaqay miyaa la wada

Qataaray waa yaab iyo yaabka yaabkii .

 

 

Guuleed liibaan  snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker