Xukuumadda Somaliland Oo Labada Beelood Ee Ku Dagaalamay Gobolka Sool U Kala Qaaday Lacagtii Aaska Ee Lagu Kala Xukumay

Laascaanood (OWN)-Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah ee Bahararsame iyo Khayr Cabdi ee shalay lagu kala riday go’aamada Shareecada , Dhaqanka iyo Xukuumadu Soo Kala Saareen ayaa saaka loo Kala Qaaday Lacagihii Duugta Ee Lagu Kala Xukumay Labada Dhinac kuwaasi oo Dhamaa $7000 Oo 7 ruux ahaa iyo $1300 oo Ahaa 13 Ruux, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker