Oodweyne News - Latest Somali News Update

Odayaasha Ka Cabanaya Maayirka Magaalada Berbera Ay Oo Sheegay In Uu Ku Haysto Dhul Ay Leeyihiin

Hargeysa (OWN)-Odayaal warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa ay cabasho xooggan ka muujiyeen Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin Iyaga oo sheegeen in uu ku haysto dhulkooda, Halkan hoose ka DAAWO