Oodweyne News - Latest Somali News Update

DAAWO: Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland Oo Shacabka Ku Nool Garoowe Ugu Baaqay In Ay Ka Qaxaan Gudaha Magaalada

Hargeysa (OWN)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Garoowe Ugu Baaqay In Ay Ka Qaxaan Halkaasi Si Aanay Dhibaato U Soo Gaadhin iyaga oo sheegay inay Somaliland dagaal ku qaadi doonto, Halkan hoose ka DAAWO