Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Shirweyne Lagu Falanqaynayo Guulihii Ay Somaliland Gaadhay Muddadii 27-Ka Sano Ahayd Ee Ay Jirtey

Hargeysa (OWN)-Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlay daah-furay shirweyne heer sare ah oo lagu falanqaynayo guulihii ay Somaliland gaadhay muddadii 27-ka sano ahayd ee ay jirtey iyo caqabadihii soo wajahay, kaas oo ay kasoo qayb-galeen wufuud caalami ah oo ka socota dalal kala duwan oo dunida ah, hay’addo diblomaasiyiin, siyaasiyiin, safiirro, shirguddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, xildhibaanno, hoggaanka axsaabta qaranka, , haldoor ka socday dalalka Jaarka ee Jabuuti iyo Itoobiya iyo marti-sharaf kale oo aad u tiro badan, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker