Faysal cali waraabe kolkuu bisaaradsado ayuu madaxtooyada caayaa, Shir beeleed & shir wada tashi ku baaqaa, …

Faysal Cali Waraabe waa Hunguri & Calooshu kolkey madhato ee ay bisaaradsato, caaya Umada, Hablaha
Madaxtooyada Reeraha & Garxajis, kolkaa Xukuumada Jeegaanta & Muuse Shaani Garxajis & Ciro oo ay
isku kabaan cidii cayda, Madaxtooyada ayey ka furaan, wey soo dhaweeyaan, Laaluush & Amaan ayey
isugu daraan.
Waxa jirtey Faysal Cali waraabe kolkuu Garxajis caayo, kolkii hirkii G/Libaax ku andacoodey kuwaa
Buurta korey waan cambaararynaa oo Shir Beeleed ma ogolin, kolkuu Xaqul-qalinkii & Dilaalkii
Berbera uu raacay badhkiisa soo qaatey, Xukuumada eegaanta waxay ku sheegaan Faysal Nin ijaala
& nin Lexjeclo ka muuqato.
Faysal waa Nin keliya ee Sharcigii jebiyey, ee Xisbi iska haysta cidna u ogolayn, ee Hangool la hor
fadhiya ee Sadex goor intuu dhacay hadana weli Musharax sheeganaya, ee Sida Saleebaan Gaal uu
ugu undacoodo cidna uugama kacayo Guurtida uu isna uu ugu andacoodo Ucid cidna uuga kici maayo.
Faysal wuxuu intaa wax ka sheega Baarlamaanka & Guurtida oo uu ku andacooda wey iska fadhiyaan
oo wey ku raageen, Maroodigu takarta saaran ma arko, aysal Ucid sawkan NGO uu ku shaqaysto ka
dhigtey ee cid kasta u diidey muu arko intuu hor fadhiyo Xisbiga Ucid.
Sidaas Darteed, Faysal Maalintuu bisaaradsado ayuu ku baaqaa Shir wadashi, & Shir Beeleedyo &
hanjabaado ku fadhiyi maysaan Kuraasida Madaxtooyada, oo uu ku xoqda Xisbiga kale ee ucaaridka
kolka la aamusiyo ee Madaxtooyada looga yeedho, ee Shirarka laga qayb geliyo, Diyaarada & Tigidhka
laga bixyana, sida Raha Xareeda kolkuu galo ayuu Toban cod uugu heesaha Madaxtooyada & Xukuumada.
Faysal waa Nin soori kaa qaadey waa Nin seefi ka qaadey.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker