Wasiirada & Madax ku sheega ku abtirsada Gobolada Sanaag & Sool ee muuse ku andacoodey, Jaamacadihii waan ka reebay deeqadii Waxbarasho ee ETHOPIA u fidisey, qalinjabintoodana Cagaha gelin maayo

Shacabka ku nool Somaliland ee Gobolada Bari, sida sool, Sanaag & Koonfurta Hargeysa Maxamuud Haybe
Ina Mooge & Axmed Dhagax, ayaa waxay Xukuumadihii Kulmiye ee Jeegaanta ku abtirsada ee Daalinkii
xaraashe ee xaqul-qalin Siilaanyo, & Muuse shaani Duca diid ay ku aandacoodeen, Bariga S/Land ee Sanaag
& Sool & Togdheerba, abaarihii & gaajadii waxba u geyn meyno, Horumarka & Deeqaha Caalamku bixiyana
waanu u dacareynay, Jaamacadahooda nagu waajib maaha inaanu tagno, Deeqda Waxbarasho ee EHTOPIa
bixisayna maba geyaan Ardeyda Sanaag & ceerigaabo.
Hadaba Muuse Handaraab wuxuu cadeeyey inaanu Gobalada Bariga & xaafadaha Koonfurta & bariga
hargeysa aanu Madaxweyne u ahayn, ee xaafadiisa Goljano, Huteel Maansoor & aamacada golis uu intaa
ka taliyo, Galbeedba Gabiley & wixii la hal maala uu Madaxweyne u yahay.
Sidaas Darteed, Reer anaag Muuse Lockal wuu idin cadeeyey, in xiitaa Ardeyda aamacadaha ee ETHOPIA
waxbarasho ka heshay laga reebo, Kolkaa Butland & Muqdisho isu dhiiba sida uu Muuse & Agaasimihiisii
adaxtooyadu idiin sheegeen waxba Wadanka idiinma yaalaan, ee Xamar & Jaarka taka ama Bada & magafe
u Tahriiba.
Hadaba, Wasiirada u shaqo tegey Muuse & Jeegaanta ee ku abtirsada Sanaag, Sool & Togdheer & Koonfurta
& Bariga Hargeysa ma Dad aakhiraad ayaad tihiin kuwaas ayaan Damqan, oon hadal laga maqale.
Muuse andaraab & wasiira ku sheegiisu halkey Cabashada ardeyda & Dumarka & waxgaradka Sanaag ugu
garaabi lahaayeen ayey ku disho, Shirkii Wasiirada & Muuse Handaraab Ardeydii ayey u hambalyeyeen
oo ay ku digteen ay ka reebeen Waxbarashada ee Reer Sanaag, Alla Muuse Shaani Xin & Xaasid & Xidiga’
uu u qabo, Sanaag, Sool & Beelaha qaar & Kuwa ugu sacab tumayaa, waa Jaahiliin, & Dulinimo & Doqniimo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker