Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Kulmiye Gashi Loo Haystay (Qaytii 20aad) By: Maxamed Xoosh

Si Loo Fahmo Wixii Dhacay Waxa Laga Maarmaan Ah In Magacyo La Xuso Badnaa

Waraysi Dhawaan Laga Qaaday Wuxuu Sheegay Maxamed Xaashi Cilmi Markii Wasaaradda Maaliyadda Uu La Wareegay In Madaxtooyadu ´Xirsi` Yidhi Suurta Gal Noqon Mayso In Dayta Iyo Mushaharka 4 Bilood La Bixiyaa, Maxamedna Anigaa Bixina Iska Dhaaf Ayuu Yidhi !

Xirsi Xaaji Xasan Xiligii Ololahii Wuxuu Sheegay In Miisaanyada Dalka Xisbiga Wadani Gaadhsiin Doono 2.5 Bilyan Dollar, Labada Dhacdo Waa Macquul Xirsi Mudo 7 Sano Gudohood Marna Wuu Yaabanaa Miisaaniyada , Marna Yidhaa Waan Toban Laabayaa…

Xisbiga Kulmiye 2010 Si Kursiga u Gaadho Tanaasul Badan Ayuu Sameeyay

Waxa Taageero Iyo Taakulo Badan Siiyay Kawaadir u Badnaa Qurbe-joog Ka Dib Xisbiga La Shuraakoobay Saamayn Badan  KuYeeshay

Xirsi Wuxuu u Taagnaa Danaha Kaadir Noqday Saamilay Wax Badan Ku Bixisay Xisbiga Talada Qabtay GASHI Badana Ku Leh

Madaxweyne Siilaanyo 2012 Wuxuu Eegay Ka Fudud Maxamed Xaashi Iyo Kawaadirta Kulmiye La Laha ee  Xirsi Wakiilka Ka Yahay, Maxamed Ayaa Fududaaday Siilaanyo Isagoo Jecel Inuu Joogo

Waxaan Rajaynayaa In Aan Madaxweyne Muuse Biixi Inaan Dayn Lagu Lahayn Ku Qasbaysa Inuu Bixiyo Ama Ugu Badalo Qandaraasyo Iyo Waxyaalo Maadiya

Balse Farta Dhexda Laga Qaniino si Loo Helo Xakuumad Dadka Oo Dhan u Siman Masaafo Isku Mid u Jirta Muwaadiniita oo Dhan, Horaysiisa Yaa Wax Garanaya

Maxamed Xoosh

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker