AGAASIMAHA YIDHI HABLAHA GARXAJIS KAMA SHAQAYN KARAAN GABIILEY IYO ARABSIYO HA LAGA SOO ERYO HABLIHIISA DHULKA GARXAJIS.

Waxaa ah wax lala yaabo ah oo qofna aanu shaki kaga jirin labana isku khilaafsanay inuu aminigu
ama nabad gelyadu tahay horumarka iyo wanaanaaga nolol kasta oo adduunka ka jirta.
Umaduna hadii ay cadaalad weydo waxaa shaki la’aan ah in aanu jireyn amni iyo nabad gelyo iyo
wada noolaansho la wadaagi karo.
Dadku wuu ficiltamaa,wuu isu karti dhigtaa,wuu dagaalamaa,waanu kala dheereeyaa laakiin dagaalku
marka uu laba meelood gaadho waa aduunya gadoon weaana laga ficil qaataa oo marna lagama dul qaadan karo.markuu maciishada kaala dagaalamo oo uu magaaladayda ka shaqayn maysid adiga magaaladadana aan ka madax ahaado oo boqol reerkayga ahi ha ka shaqeeyeen ku yidhaa waa ma yeelaayo.
Markr uu dagaalku dumar iyo haween uu gaadho inlagugu horcaayo sida guriarwaaqona waa lama qaadan
karo.waxaan aad ula yaabanaa markii hore 74 Digreeto ninka awal ee haysta maxaa ku saliday labadan boos ee garxajis loo siiyey sawirka,hadii aan halkaasi yara iftiimiyo wasiirka maaliyada iyo gudomiyaha baanka dhexe ayaa dawlada jeegaanta ka maqan ,labadii boos ilaa maalintii ay xilka la wareegeen ciyaala suuq agaasimayaal lagu sheegay ayaa lagu kiciyey oo ay ka shaqayn waayeen.
Waxaa la yidhi ragu waa ayo iyo waa adigoo kale,dhaw jeer ayaan is weydiinay anakoo rag badan ah waxa labadan boos agaasimayaashan looga qaban waayey madaxdan waxaa la ii sheegay wasiirka maaliyada Max’d xaashi inuu doonaayo,gudoomiyaha baankana inuu ninka kale oo xaafadaasi ah doonaayo.
Waxaa maalmihii u dameeyey la hadal hayey laba hablood oo agaasimaha guud ee W/Caafimaadku
talefoon kula hadlay kuna yidhi kaga soo baxa gabiiley iyo arabsiiyo saacad gudaheed yaa idinku qoray,
Maan rumaysan ilaan aan soo arkay hablihii mid ka mida oo aabaheed aan garanaayo soona waraysanay anakoo shan qof ah Drs.AYAAN. JAAMAC.oo ka soo qalin jebisay addis ababa medical universety.waxay noo sheegtay in ay imtixaan ku heleen isu duwaha gobolku u qaaday labadaa boos kuna qoray,waxaa taa kasii daran oo iminka in shaqada laga eryo ku dhow isu-duwaha Caafimaadka ee Gobolka M/JEEX oo dacwadi ku socotaa iyadoo agaasimuhu doonaayo in shaqada laga eryo.
Waxaanu u gudbinay gudida garxajis qoraal dacwad ah oo kala ah.
1-In agaasimahaa bilaabay dagaal saqajaanka laga dacweeyo muuse biixi( handaraab )
2-In gudida garxajis go’aan ka soo saarto u dhigma eriga agaasimahaasi oo ka badheedhaan.
3-in xubno gudida garxajis ah iyo hablaasi shir jaraa’id wada qantaan sabtida ilaa sabtida dambe
hadii muuse handaraab jawaab cad ka bixin waayo oo agaasimahaasi shaqada laga eryi waayo..
Ikastoo anigu aanan la kulmin inanta kale Drs.XAYAAD ayaa la iigu sheegey magaceeda.
Waxaan ku soo xidhayaa dagaal saqajaan ayey jeegaantii bilowday ee ha loo diyaar garoobo cawil
cali ducaale iyo cali waran cade-na ha loo sheego iyo ina cali waraabihii UCID .ee la deguuuu ina
cirro soo saaray.
DIB JIROOOW DAGAAL WAA WELI,HA LOO FIIRSADO WAXA KU XIGI DOONA.
GUDOOMIYE AAR QAADI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker