ADAY KUU WACNAYD

Aday kuu wacnayd (fariidaw )

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib ma dhegaysanaysay

Kii lalahaa waa gudoomiya ku xigeen kulmuye oo iska madhaaciyay

Ee lahaa kumishanku way joogayaan abaal marinna way mudanyiin

Waayo doorashadii ugu wacnayd ee weligeed ka dhacda S/LAAN

Ayay qabteen saaxiib maxaan ku idhaa .

Kordhiye. Saaxiib aadbaan ugu qoslay aqoon yaraanta ku jirta

Waxaan kusii qoslay markaad ugu yeedhay fariid waayo waxaad

Usheegtay inuu nacas yahay laakiin isagu runbuu uqaadanayaa

Noociisuna waa nooca  digtaatoorku ugu jecel yahay ee meel walba

Loo diro hadduu aabihii yahay ka laaban mayo.

Doorashadana waxaad tidhaa aday kuu wacnayd shacabka

S/LAAN  been ha ka sheegin waxay qirayaan inaanay doorasho dhicin

Ee boob iyo xaaraani dhacday laakiin nabad gelyada waddanka

Aa wadeed loo liqay xumaantii dhacday intaa usheeg  kaa fariidka ah

 

Guuleed liibaan    snm1710@live com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker