FARXAD ARDAYDA GOLIS VS CEEB EREYGA DUDMO KU SUNTAN MD XEGEENKA MUDANE SAYLICI.

Marka hore waxan hambalyeynayaa ardayda sagaalka boqol ee ka qalinjeebiyey jaamicada golis.
golis gratuation ceremony .hambalyo hambalyo hambalyo waa mustaqbalka iyo iftiinka hogaanka
dalka iyo dadka somalilland.
waxa nasiibdaro ah in had iyo jeer wariyayaashuu caadeysteen kelmed aan meesha qaban
WAXAAN MEESHA QABANEYEN AFKAA LAGALA MAAGAA.
EREYGA DUDNIIMO waa la yaqaan waxa loo isticmaalo weryiyayaasha aan qaadan tababar
suxufi  waxa ka jaahil tirayaa EREYYGA WUU DUDAY.hadaan ereygaa dhaqan clis ku sameeyo
waxa loo isticmaalaa naag khilaaf ninkeedii soo kala dhexgalay oo ka dudayninkeedii iyogueigeedii baa la yidhaaa
heblaayo way duday oo ninkeedii bay ka duday.
waxan u saxayaa weereyayaasha in ay ka waantoobaan madaweyne ku xigeen karaamo iyo sharraf
huwan kana soo jeeda BOQOTOOYADII AWDAL  (ADAL EMPIRE) in loo isticmaalo ilaa maamullkii ka
ka horeeyey wuu duday ..shame upon you. waa erey ku gefa milgaha iyo maamuusta madaxweyene
ku xigeenka somaliland mudane CABDIRAXMAN SAYLICI  waa karaamo dil suxufiga waxaa qoraa
wuxu ku jiraa afllagaado madaxweyene ku xigeen.
waxan lehay ka waantooba ereygaa aad uu caadaysateen mudane saylici.
ereyada la isticmaali karo waxa ka mida wuu ka biyo diiday , wuu ka baxay, wuu ka cadhooday, shirkii oo socduu ka kacay.
ALLA QABAY AFKANA WAA YAQAAN WAANA KA AGNAAN.
hala ilaaliyo karaamada shakhsiga yaan meel lagaga dhicin.
Saylaci oo ka duday Xaflad lagu casumay Markii Muse Biixi ka dul geliyey
youtu.be

 

XAQ UU DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker