WELI CABASHO LAGA JAWAABAY MA ARAGTEEN

Weli cabasho laga jawaabay

Ma aragteen.

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib intii kulmiye madaxda ahaa

Waxa jiray malaayiin cabasho oo bulshada kala duwan katimi

Weli mid laga jawaabay ma garanaysaa.

Kordhiye . saaxiib jawaabtu waa maya waxaan kugu kordhinayaa

Weliba ka cawdaa la xidhaa.

Waxaan se la yaabanay dadkan S/LAAN  Ee samirkii  NEBE AYUUB

Inyar ujira markay kacaan cidda joojin doonta.

Bal waxaynu eegaynaa tii ugu danbaysay oo lagu boobay dhulkii

M/WENE  CIGAAL ALLA HAW NAXARIISTEE.

oo gudoomiyii maxkamadda reerkoodii u boobayo

Waa yaab iyo amakaag.

 

Guuleed liibaan   snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker