Musuq hadhayay wasrada xoolaha

Agaasime Waxeedka Waxda Caafimadka Ee Wasarada Xananada Xoolaha iyo Kalumaysiga Oo lunsaday lacagayow loogu talagalay in lagu badho caafimadka xoolo looqaybinayay dadkii ay abaartu barakicisay ee gobolka Sanaag iyo musuq masuq beryahan danbe hadhayay wasaradasi oo wasiirkii
Igmaday uu ka sexday,
Agasime waxeedka wasarada xananada Xoolaha iyo kalumaysiga mr ahmed haybe warsame oo muda dheer hada so ahaa agasimaha waxda caafimadka wasarada waxool kana mid ahaa shakhsiyaadkii doorka wayn kulaha lunsashada malayin lacaga oo laga lunsaday wasaradasi mudadi ay talada dalka haysey xukumadi siilanyo ee ku canbaxday xatooyada hantida qaranka, Iyaada oo an wali xukumadan cusubina wax daba gal ah aan wali lagusamayn ayuu mr ahmed haybe halkiisi wali ka si wata musuqmasuqi iyo boobkii usida gaar ka ah ugu lunsanayay lacagaha loogu talagalay adeega caafimadka Xoolaha iyo dhakhatiirta ka hawlgala Gobolada gaar ahaan kuwa bariga, waxana ka mid ah lacaga uu bishan udanbaysay usida waxashnimada leh u lunsaday lacag qadarkeedu dhanyahay $50,000 koton kun oo dollar oo hayada Care international ay ugu tala gashay in lagu caafimadiyo xoolo tiradoodu gadhayso 3000 sadexkun oo neef oo dadkii ay abaaru afeeyen ee gobolka sanaag dib loogu ibiyay,arintaas oo ay ka dhalatay cawaqib xumo ka dib markii dadkii deegankasi lasiyay xoolo aan caafimad qabin oo laga keenay gobolada dhexe ee somaliya ka dib markii lacagtii loogu talagalay daweynta iyo shaybadhista xoolahasi la lunsaday iyada oo hada dadkii Xoolaha lasiyayna ay ka cabanayan bakhti iyo xanuuno aan deeganka hore logu oqoon oo ay keenen xolahas sido kale dhakhatiirta wasarada ee ka hawlgala gobolka Sanaag aya iyaguna dhinacoda cadayay in xoolo xanuun sanaya laqaybiyay amarka lagu qaybiyayna u bixiyay agasimaha waxda caafimadka oo isagu si badhedh ah u lunsaday lacagti logu talagalay caafimadinta waxa kale oo iyaduna meesha ka maqan role kii u wasirku kulaha arimahasi iyado wasiirki wasarada lo igmaday anu wax wara kahayn waxa ka dhexsocda wasaradisa

 

 

mussa saxili

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker