Somaliland oo lawada lahaa, Hada waxay noqtey Maamul ReerLand, ama xaafadland.

Siilaanyo & Muuse waxay Somaliland ka dhigeen in Labada Reer ee H/eclo & H/Awal sidii Boqortooyo isku
wareejiyaan, Mood & Nool wixii Somaliland ka dhaxeeyey ee Mashaariic, Qandaraasyo, Hay,ado, School Ship
& Derejo Ciidan, wax kasta Labada Reer wada qaateen.
waxa jirta Siilaanyo inuu Wasiiradii uu Adeerka u ahaa uu Wasiirada kale inay ka sareeyaan, ka amar qaataan
uu ku khasbay, In Reerkiisa Islaantiisa Kuwii abilihiisa qabay Moorgan 1 & Moorgan 2 uu Gacanta ka geliyey kuligood
Cir, Dhul, Bad, Deked & Buuro xiitaa, waxa kaloo jirta Rag Ganacsatada ee Siilaanyo Reerkiisa,sida D/Shiil, Indha deero
Xarbi & Cumaani & qaar kaloo badan uu Milyan kaga dhigey Xaqii & Xoolihii & Hantidii Umada ka dhaxaysey.
Siilaanyo ma xishoode, xaaraan ku naaxe Hantidii & Cashuurtii Masaakiinta ayuu Dubai, Lodan & Wadankaba Villa
Siilaanyo miidhan ka dhistey, talaw Aduunkii xaaraan ka dhereg isaga & Aamina Weris ee Aakhiro sidey u qaadi.
Siilaanyo Qabyaalad & Foolxumadaa uu Wadankii kaga tegey oo Shacabka S/Land askaxdooda ka guuxaysa, wuxuu
kaga darey kuu ku wareejiyey oo Dagaal Ooge, Duca Diide Muuse Shaani oo Wadankii handaraabay, Muuse Quful oo
ku dhex raftey Madaxtooyadii Boqortooyada Reeraha ee Xaafadland.
Muuse Biixi wuxuu Kursiga ugu fadhiya oo uu afkiisa ka sheegay Reeraha isgaashaabuuraystey ee la Baxay Jeegaan
Muuse wuxuu ku andacoodey Reero dhan & Xisbigii Wadani waa S/weyn, hadaba Reerka uu uuse ka soo jeedo ee
H/Awal waxay isku rogeen Cuqdadland, oo Wadanki & Shacabkii cudur, Cuqdad & Cunfi ayey kala dhex dhigeen.
waxaad arkaysaa, kuwa Cimrigoodii & Cirada ku taal Cunfi & Cuqdad la cadaatey, oo Tv,yada la soo taagaan, Ciro
& Wadani waa & Garxajis ama u hanjabaya ama aflaagadeynaya, ama Hadal Cunsirimo oo ay Muuse Lockal uugu
hiilinayaan Tv,yada & Facbookyada la soo taagan, Waa Cali Gurey, Ina Xaashi Cilmi, ka iska Huteel Guuleed, Boobe
& qaar kaloo badan, waxa ka daran Siyaasiyiinta aan naf & Nolol haysan ee Nolosha kawada dhacay ee Dagaal Oogayaal
ku abtirsada, & isku dirka Umada, mid in loo jawaabo aanay ahayn, oo Xisbiga Wadani ku sheegay waa Jabhaf hubaysan.
waa Saleebaan Cali Ramaax oo ku andacoodey Kulmiye waan ka baxay, Wadani isau waa Jabhad Hubaysan, oo u jeedo
Malahaa Caare oo cadaalad daro Ciidanka uuga baxay, oo cadaysy Mabada,iisa inuu Muuse Jaahil & Maamulkiisa
Cadaalad Darada la dagaalamo, uu isku xidhiidhiyey Ciro & Wadani & Caare malaha waa isku Reer.
Sidaas Darteed, Ramaxaaw haduu Faysal Cali Waraabe ku soo gashado, adigu Xisbi Qaran ku tilmaamay waa Jabhad
Faysal Xisbigiisa ma Gudbe ee Umadu nacdey iska dhex fadhiiso, Laakiin adeerka Muuse Dagaal Ooge & Taani ayaa
Dad Shacabka gumaadey, oo ku qoran Dagaal Oogayaal, Anigo wax dili kara duca qaadan maayo,
Kolkaa Xisbiga Kulmiye ayaa wada Jabhad Dadka laysa, oo Siilaanyo Kalshaale Dad ku laayey, Muuse hore & mikaba
Tuka Raq Dad ku laayey, kolka kuwa Jabhada ka xun waa Xisbiga Kulmiye, & adeerka Muuse Shaani & Siilaanyaba.
Wabilaahi tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker