Maxaaay somaliland ka baran kartaaa Morocco

Maxaay somaliland ka baran kartaaa morroco?
BISmilAllahi rahmani rahim ,morroco waa dal waqoyiga ama  north africa  ku yaaal, I had fortune of going morroco,this summer ,ama xagaagan.
morroco waa dal aad u cajiba ,morroco waa boqortooyo ,waxaaan booqasho ku  tegay magaalada marekesh ,waa magaalo taarikh lana fac dalka tarikhdisa ,waana magaalada magaca dalka morroco yimi ,waa magaaalo aad u nadiifa . runti somaliland lama icraafasana balse sug cadcedda maqan maaha ,dawladu waa inaay service kor uqadaaa aay dadkeeda siiso ,ooo ay dadka jahaaysaa ,caaasimada hargaysa ,waxaay ubatahy insharooyin gawaadhida ,waxaay ubaahantahy ,meelsha qashinka lagu rido,waxaay u ashatahy biyo ku filaan oo nadiifa,maxaa inaga hortagan inaaynu dad wax soo saar noqono?.maxaa insga hortaagan inaaynu asaageen ,kaarto iyo caqli salima kula baratano? ,morroco ,waxa kunool ,madow ,carab iyo berber ,inataas o dhan casibiyad iyo qabyaalad kama jirto,siyaasada waxaa lo dayaa ,dadka aqoonta iyo mihnada u leh ,ee cidkastaa iskama sheekayso,morroco ,umadu waa umad wax soosaar ku foogan,waa umad aanay ku badnayn maalayacniga ,iyo hadal ujoog ,iska hadaal aan loo joogin oi wax tar lahayn. waa umad ninkastaaba dantiisa ku foofay,waa umad cisi sharaf ,isku dhafta oo cidna hadal iyo adin ku isku suldaraayn ,waa umad tashatay .wixii wanaagsan in laayska daaydaa ceeeb maaaha xitaa diniyin waa wax wanaagsan .morroco waa umad aaad aaynu somali ahaaan isku egnahy ,iskuna xaga labiska iyo macaamilka . Dawladu boqortoyada morrroco wsxaay aad u adkaaysay aminga adoo marmar arkaaaya askar hub sita o suuqayada wakh wakhti gaar dhex gaaf wareega,runtii wax yaalaha aad iga yaabshay waxaa ka mida ahaaa so dhoweeynta ,iyo sidaay martida ugu hagar baxaaan wadankoda soo boqotay. Qof kastaa sharcigu ka baqayaa inkastoo laayshegay in marmar aaskarta taarafiga ama askarta wadooyinku aay dadka lacag iskadul dhigaan hadaay khalad wado maris galaan. Waa dhul kulaayl ah o saxare u badan khasatan xagaagi ,dalxisaayashuna aad ujecel yihiin ,balse ujeddada qoraalkaygu waxaa weeeye inaynu is barbar dhigno wadan afrikaan o muslim oo aaynu wax badan dhaqan diinba wadaagno,o hadana horumar ku talaabsaday ,inaan sharaf ino tahy oyo inaay inana yididiiilo ina geliso inaaynu ka bixj karno caaddalad darada ,qabyaalada iyo nin jeclaysiga ina hadheeyey.

Fuad abdulaahi galaayr

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker